Waa maxay calool xanuunka ?
wax jira dad ladhiban calolo xidhaka ama calolo istag oo aad isku aragtid qaar kamida calamadah lagu garato calolo istag
sida xanun markad saxarda dhigeysid calolo xanunu dibiryo daacasho badan cuno qaadashado yarta xanun marad saxarad dhigeysid saxaradado ad kata iyo calaamado kale oo badan si ad xala ugu heshid
calolo xidhanka ama istaga waa marka saxaradadu adkato oo ad dareento in si dhib ama xanun kaga imaneyso saxarada qofka hadii labo maalin guda hood u ku saxaron wayo qofkas waxn dhihi karna calol istag ama xidhan ayu leyhay su aasha iswaydiint mudan waxay tahy
maxad ku garan karta ama ad ku aqoon sankarta inad ledahay calol xanun
hadii aad calol xanunka ledahay ama calol istaga waxad ad isku arki karata calamadahn qaarkamida calmdahna waxa ugu horeeya xanun markad saxarda dhigeysid sidoo kale waxd isku arki karta calol xanun dibiryo daacasho badan cuno qadshadado yarat sidoo kale
MAXA KEENA AMA SABAB CALOL ISTAG AMA XIRANKA
calool istag ama calol xanuka wax u dhaca marka xiidmaha ama mindhicrada ay saxarada ka nuugan biyaha isla markan murqaha xidmhah u awood uyeelan wayo inu saxardii riixo ama iska saaro ad kaansho kuyimda awgeed sababto aha saxardu biyo malaha wax kaloo keeni kara xaldo badan sida in ay yaraato cuntoonyinka qadshada cuntoyinka qofka hadi
u in badan cuno cuntooyinka oo burka laga sameyey iyo bariska maxa yeeelay cuntooyinkas canpot haydernka ku badn sidoo kale fayberka ito protinkuna way ku yaryihin waxa ka dhalan kara in saxaradu ad kaato sidokale waxa keeni. kara hadii u jidhakagu ka yarado biyaha gara ahaan dadka an cabin ki filan xilag soonka ama Ramadanka
waxa kaloo keeni kara uurka sido kale markey hooyadu dhasho kadib wax ay isku arki kartaa calol istag ama calol xidhan wax kaloo keeni kara ama sababi kara calool istag fadhiga badan qofku hadii u fadhigisu badan yahay wax laga yaba inuu isku arko calol istag ama calol ixdhka sido kale waxa sababi kara dawooyinka qaar sid dawoyinka qaljiyaha iyo dawad dhiikarka loo qato iyo dawoyin kalo badan wax kaloo keeni kara cun tooyinka la shiilay iyo wax yabaha ay ku badn yihin sis cofe iyo shaah madowga iyagu way sababi karan ama keeni karan calool istaag
waxa kaloo keeni kara xanunka loo yaqaan babaasirka iyo dabac sanan ku yimada min dhicirda ama xiid maha wax kaloo keeni kara welelka iyo xaalado kale oo badan
SIDEE LOOGA HORTAGI KARA CALOOL XANUNKA AMA ISTAGA
inta adn daawo raadsan wa inad caloosha ad u jilcisaa si dabiuciya adigoo raacaya qodobadan
1: midka kowad wa ina isticmashaa cunooyinka fayberka leh o caloosha jilicsa sida boorshka mashaalid coostada saliid macsarada xulbada iyo babayga iyo guud ahan wax yahab fayber ka ksameeysan ama cuntooyinka dalga kasmeysan sida. sareenka ama qamadida o kale sidoo kale wa in ad ka fogata
cuntooyinka calool sitag kuu keni kara se ka sameysan burka bariska bastad sababta la xidhidha fayberka ku yar nafaqduna iyo portinadu way ku yar yihin kanborn haydrenka ku basn waxa ka dhax li karta calol istaag
2:midka labda o ad ugu hortagi katid calol fadhiga cuntooyinka wa in ay qayb ka ahadan furudka ama midhaha sababto aha biyo badan ayey le yihin o caloosha eyey socod sinayan. waxa kamida babayga afkadhada tufah io guda ahan khudarta cuntada guud wa in ay qayb ka hadan khudarta cagaran sida koostada bataati macanka iyo guud ahan cuntad cagaaran
sido. kale si ad uga hortagtid calol xiranka ama istag wa in aad biyo badan cabtaa maxa yelay hadii u jidhakagu biyo yaran daremo waxd isku arki karata calool istag sida awgeed waxa wangsan in ad biyo badan qadatid madama ad maalintii o dhan o ad hardantahy
sido kale wa in ad jimicis sameysaa sida ruclaynta iyo ordka hadii u fadhigagu bato waxa kugu siyaadi doona calool xirnka am istaag wax kalo loo bahyahy in ad dag dag ku jawabtid fariimaja caloosha kaso gadhaya o hadii ad suuli u bahato dag dag ku aad waxa kaloo loo bahanyah in ad isticmaashid
salidaha dabiiciga sida saliid macsarad ad ayey u wangsanthy o caloosha yey socodsinysa qodobka ugu dabeya
3:hubi booska musqul fadhisiga tusaale markad suuliga ku jirtid wa in ad ruugaga kor u qada o u kasareyo herka mis kah sido kale waxd cidhidh sankarta kursiga lagu talagaly in laguha sare u qaado wa in ad isticmasha xilyad ad suuliga ku jirto
hadii ad calol istag ama xiran ka cabanysid wa in ad is badal ku sameysa cunooyinka ad cuneyso o ad ka fogata cunoyink fayberka ay ku yar yihn cunooyinka wax ka mid o burka lag sameyey bariska iyo bastada sidka kale wa in ad ka fogta saloolka iyo hilibka cas hilibka cas badalkisa waxd ku badaleysa hilibka cad sid digag iyo kaluunka
sido kale hadii ada sameysa guud ahan qodobadii an so shegnay o adan wax is badal adan helin waxn kugula talinya in ad aado xarumaha caafimadka sid lagu siiyo dawo calol istag AH
1 Comments
aad bad ugu madah santhay ina ad nooso gudubiso talooyinka caafimad
ReplyDelete