Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

ESSENTIAL TREMOR




xaladan loo yaqan ESSENTAIL TREMOR oo ah inuu qofku gacamihisu gariiran inta badan dadka wa lagu arka xaldan inta badan waxay la xidhidha habdhiska neer faysha jidhka intabafan dadka wa lagu arka in ay gariiryan gacamaha markey qabanaya shaqooyinka 

marka u qof is dhaho kuub shaaha qabo waxa dhacaysa inuj gacaha mihisu au gariiran sido kale mararka qar wax dhaco qofka hadii u isku dayo in uu is galiyi irbad iyo dun waxa dhacada inuu gamuhu gariiran hadaba wa xaalad caana 

inta badan dadka wa lagu arkaa inta badan xaldan waxay sameeysaa dadka ay dadoodu ka weyntahay 40sano lkn wa ay ki dhici karata da kastoo dadka kamida xaldaan wax dhibata malaha o noloshena khatar ma galin karto lkn mararka qar qofka waxy ku abureysa welwel iyo istarees 

xaldan waa xalada caafidya o qofka  bili adamka wa lagu arki karaa wax dhibatan malahan lkn qofka lagu arko wax wangsan in markasta loo sameeyo baadhitan si meesha looga saato

xaladan loo yaqan ESSENTIAL TREMOR o ah in u qofku gacamaha ka gariiro marka hore waxay ku bilamta si tar tiiba lkn marka denbo waxaana lagu arka qayb kamida jidhka 

tusale ahan waxa la arki karaa in uu qofku hal gacan ka gariiro mararka qaran waxa la arki kara in labada gacmodba u ka gariiro 

xaldan inta badan waxay timada qofku marka u sameeyo dhaqdhaqaq tusale qofku markuu is dhaho koobkan shaah so qabso xaladii gariirka way kusoo kacaysa inya badan xaldan wax kiciyo dhaqdhqaq u qofku sameyo marka u qofku isdhaho gacanta isticmal o koobk ku qabso xaldas way 

kuso kacaysa o qofku wuxu dareemya in uu gacamuhu gariiryan wax kalo kicin kara marku qofka jimicsi sameeyo o u biro qado wax lagu arkaya inuu gacmaha ka gariiryo iyo qofku markuu dareemo xanaq badan wax la arki kara inuu gamacah ka gariro xanaqu wu kiciya xaldan 

sido kale wax kicin kara dadka badan iyo istcimaalka badan e coffega wax kaloo kicink kara xaldan inuu qofku hayo istareys ama welwal badan wax u ka qayb qadan kara iney so baxado xaldan ama hadii u qofku dareemo kulely badan

xaldan ESSENTIAL TREMOR waxay sameysaa gacamha iyado sameyn karata qaybo kamida jidhaka sid madax dadka qar ay lagu arkaa 

MAXA SABABO XALADAN 

xaladan waxa ugu badan e sababo wa in u qofku ka dhaxalo waalidintii xaldan mararka qaar waxa lagu khalda cudur aad u khatar badan kaaso aha cudurka maskaxda kudhaca hadaba 

SIDEE LOKALA SARYA XANUNKA GARIRKA GAMAHA IYO CUDURKA MASKAXDA 

xanunka gacamo garirka wax dhibata malahan wa lagu arki kara lkn cudurkan maskaxd wa xanun ad u khatar waxa lagu kala sarya wakhtiga ay xaldan imanyso qofka qabo gacmo garirka waxay xaladan u timda markuu rabo inuu gacantis isticmaalo 

qofka qabo.xaldan gamca garirka wa inuu u taga dhakhtar si wax loogu qabto 

LABO NAFO O U WANGSAN DADKA QABA GACAMO GARIRKA 

wax uwaangsan vitamnka loo yaqan vitamnB1 wuxu uwangsan yahy guudahan neerfaha jidhka biliadmka wuxuna isku dubarida shaqada neerfaha jidhka wuxuna ad ugu wansanyhy dadka dareemya gacamo garirka 

dad badan oo qabey xaladan markii lasiyay vatiminB1 o qayas ad uweyn lagsiiyey wax la arkey iney xaldan ka ficnadan vitimiB1 wuxu uwangsanyahy dadka lo yaqaan ESSENTIALY TREMOR 

sido kale wuxu uwangsanyhay guud. ahan. xalada neerfaysha jidhka vatimiB1 wuxu sare u qada shaqad meerfaysha jidhka wuxuna u wangsanyahay dadka dareemaya gacamo garirka ddakaas waxa u wangsna iney isticmalana vitimiB1 iyago maalinka iatcimalaya 100gram 

sidoo kale waxa jira cunoyin lag helo vitimiB1 waxa kamida liinta oronjada iyo canaha yoogadkan iyo ukunta iyo kalunnkka 

nafaqada labad ee u wangsan dadka gacamaha ka garira mararka qar wa nafaqda lo yaqan lisasin waxy door muhima ka ciyaarta shqada neerfaysha jidhka waxy fududeysa ina neerfayshu ugu gudubiya farimaha 

hadab calmdaha hadii ad isku aragto wax wangsan in ad la xidhidho dhakhatar si wax looga qabto xaldan 

Post a Comment

0 Comments