WAA MAXAY XANUNKA GAASKA
xanunka gaaska ama gaaska caloosha waa xalad caafimad oo dad badan sameysa waxayna ka dhalan karta cuntoyin an habooney stress ama dhibatooyin kale sidoo kale waxad hala ka ogan karata sababkena gaaska iyo calamadihisa iyo sida loola tacaalo
MAXA KEENA AMA SABAB GAASKA?
Xanunka gaaska waxaa sababi kara arrimo kale oo badan, oo ay ka mid yihiin:
1. Cudurrada Caloosha Cudurka Crohn Xanuun ku dhaca caloosha oo keeni kara gaas iyo xanuun.
Cudurka Ulcerative Colitis Xanuun kale oo ku dhaca mindhicirka.
2. Allergy ama Xasaasiyad Cuntooyinka qaarkood, sida caanaha ama gluten, waxay sababi karaan xasaasiyad keenta gaas.
3. Cabbitaanka kasamesan aysidha sida sodas, biirka, iyo cabitaanada kale ee gaas leh waxay kordhin karaan gaaska caloosha.
4. Isbeddellada Hormoonnada Haweenka, isbeddellada hormoonnada (sida xilliyada caadada) waxay saameyn ku yeelan karaan habka dheef-shiid kiimikaadka.
5. Nafaqada Cuntada aan ku filneyn nafaqooyinka muhiimka ah waxay keeni kartaa dhibaatooyin dheef-shiid kiimikaad.
6. Fadhiga badan ama dhaqdhaqaaqa yar ayaa sababi kara gaas iyo xanuun caloosha.
7. Antibiotics Daawooyinka antibiyootikada ayaa saameyn ku yeelan kara microbiome-ka caloosha, taasoo keeni karta gaas.
8. Cudurrada Maskaxda Stress, welwel, iyo niyadjab waxay saameyn xooggan ku yeelan karaan habka dheef-shiid kiimikaadka.
9. Dhibaatooyinka Kilyaha Dhibaatooyinka kilyaha ayaa mararka qaar sababi kara gaas caloosha.
10.Cudurrada Dheef-shiid kiimikaadka Xaaladaha sida hypothyroidism waxay saameyn ku yeelan karaan dheef-shiid kiimikaadka, taasoo keeni karta gaas.
waxa keenikara xalado badan waxan kamida begteriyad inta badan begteriyada waxa laga qaada cuntada wasaqaysan io sharabka wasaqysan io waxa kalo keeni kara dawad loo isticmalo naqaska
wax kaloo sababi kara wareralka iyo wal baharka ama wa sababi kara ashitada caloosha oo badnata inta badan waxa keena gaajada
wax kaloo sababi kara cuntooyinka leh dufanka ama saliida io isticmaalka muqadardka sida shiishada iyo sigaarka iyo xaalado badan
MAXAD KUG GARANKARTA INAD GAAS QABTO
hadii gaas ad qabto waxd isku arkeysa calamadahn sidaa
:boga ama caloolsha o ku xanunta gaar ahan dhinac bixid
:lalabo ama matag gaaran ahan markad aragto cuntad dufa ka leh waxad kalo isku arki karata dibiro ama daaco ama xanun hala mar ku qabnya
:sidoo kale waxd isku arki karata xiliga gaasku kugu kacsanahay inu garaac wadanuhu bato ama jidhkoo olola gaar ahan caloosha iyo cidhabaha iyo calalcasha
:wax kalo ku garankarat af qaleyel ama omatedka oo kayarada miisankiisu hoos u dhac ama laabjeex inuu isku arko qofku
HADABA SIDE UGA HORTAGI KARAT GAASKA?
1:wa inad ka hor tagta cunooyinka kicya gaaska sida kuwa udaran gaask e leh milixda iyo dufanku ku badanyihin
2:waa inad ka fogaata cunto yinka ay ku jiran e waxyabah lagu daro sida xawashka waxa aya ad u badiyan aashitada caloosha
3:waxkalo ad ka fogaata ama ad iska yareeysa cunida hilibka cas sida lo’da iyo geela iyo adhiga sababto aha waxy leyihin fat ama protin sida awgeed hilibka cas badalkisa waxad cunaysa hilibka cad sida digaag iyo kaluunka ad ayey ku cawinyan sida awgeed ha cunin xadi badan o cunta waa ina wax wax yar cunta seteb seteb
4:waa inad ka fogata cunoyinka lashiilaya ee dufanka leh ama saliid laga sameyey wax logarabaa inad biyo ku gargariso ama ad ofanka sidiisa ku galisid
5: waxa kalo lagag bahanyaha cabitanada ay ku badan yihin aysiidhka sida liinta iyo inad iska ilaliso cabi taanad ay ku badanyihin aashitada waxay kugu kicin karan gaaska
Xanuunka gaaska waxaa lagu daaweyn karaa daawooyin kala duwan oo caafimaad, iyadoo ku xiran sababta xanuunka. Qaar ka mid ah daawooyinka caadiga ah ee loo isticmaalo waxaa ka mid ah:
DAWEYNTA XANUNKA GAASKA
1. Antacids Daawooyinkan waxay ka caawiyaan in ay yareeyaan aashitada caloosha, taasoo keeni karta raaxo dheeraad ah. Tusaalooyin: Tums, Rolaids.
2. Simethicone Daawadaani waxay ka caawisaa in la yareeyo gaaska caloosha, iyadoo ka shaqeyneysa in ay burburiso xumbooyinka gaaska. Tusaalooyin: Gas-X, Mylicon.
3. Proton Pump Inhibitors (PPIs) Daawooyinkan waxay yareeyaan soo saarista aashitada caloosha waxayna caawiyaan dhibaatooyinka la xiriira aashitada, sida heartburn. Tusaalooyin: Omeprazole (Prilosec), Esomeprazole (Nexium).
4. H2-Receptor Antagonists Daawoyinkan waxay yareeyaan aashitada caloosha, waxaana loo isticmaali karaa dhibaatooyinka la xiriira aashitada. Tusaalooyin: Ranitidine (Zantac), Famotidine (Pepcid).
5. Antibiotics Haddii gaaska uu la xiriirto infekshan, dhakhtarkaaga ayaa qori kara antibiyootikada.
6. Probiotics Ku darista probiotics (bakteeriyada faa’iidada leh) cuntadaada waxay caawin kartaa hagaajinta dheef-shiid kiimikaadka.
7. Daawooyinka Xanuun Joojinta Haddii xanuunku aad u daran yahay, dhakhtarkaaga ayaa qori kara daawooyin xanuun joojin ah.
8. Daawooyinka Anti-anxiety Haddii xanuunka gaaska uu la xiriirto stress ama welwel, dhakhtarkaaga ayaa qori kara daawooyinka anti-anxiety.
CUNTOOYINKA UWANGSAN GAAS
sida masharida boorshka ama koostada sababto aha kuma badana dufanka iyo milixda sidoo kale waxad qadan karta cunooyinka sida mashrida hadhudhka iyo qamadidi iyo kuwa kalo badn ad ayey u facanyhin gaaska ada yeyna ku cawaniya o hore uma gaajoneysid faaido kale cunada dalagu kul leedahaa aya ah iney caloosha kuu socosiiso waxakalo fican inad isticmaasho babaayga caloosha ayu socosiinya markasta o ay calooshadu socoto caafimadkagu wu badanyhy
wa inad ka fogaata istareyska ama warwalka waxay kiciyan ama badinya gaaska
arinka ugu dabeya waa inad ka fogaata dhafarka badn sid soo jeedka badn habeenkii sababto aha wax ay kicin karan gaaska
HADII AD LEEDAHY CALAMADAHN SOO SOCODA LA XIDHIDH DHAKHTAR SI AD DAAWO U QADATID
1:hadii u qofku cuntada ka ogo
2:hadii ad dhiiga matagto ama ad saxaradad dhig ku argto
3: hadii miisankagu hoos udhoco ama xanunbadan ad calooshka ka dareentid
xanunka gaaska wa xalada cafimad oo cadiya lkn waxa ay noqon karta mid xanun badan fahmka sabab calmadaha iyo hababka daweynta ay ka cawinya in ad si ficn u maareyso hadii ad la kulanto xalda xanun o badan o keena in gaasku ku qabto wa in ad la xidhidh dhakhtar si xaldad cafimad loola tacaalo
WIX FIKIRA WAXAD NOOGU REEBIN KARTA COMMANT MAHDSANID
1 Comments
keep going zxp
ReplyDelete