XANUNKA HIV CALAMADAH LAGU GARTO
HIV o ah fayers dadka qada ama is qaadsiya o sigaara u werar unugyada e difaca jidhka ilahy subaxan waa tacala wax u jidgkeena ku berray habdhiska difaac jidhka taaso jidhka ka difaacda wax yaabaha soo werar sida cudurada iyo jeermisyada keena cudurkan wax u si gaara u werar habdhiska difaca jidhaka tusaale ahaan
ciidan mada adiga ku difaaci lahaa o hubka dhigis lagu sameye cadawgana ayey kusoo socdan marka ciidan halis ayey ku jiran sidas o kale weyan jidhku wax u ka daliya ama kawerarya difac jidhka o aha unugayada difaac jidhka o ah wax yabaha jidhka ka difaacay waxyabaha so weraray sida cudurada iyo jeermiska keena meeshsu cudurkan begsanya su,aash iswaydiinta mudan ay waxy tahy
MAXAY KU KALA DUWAN YIHIN HIV IYO ADHISKA
HIVgu waa fayruska burburiya ama werara difaaca jidhka halka adhisku yahay cudurka ama walaxaha ku yimada marku qofku HIV burburiyo difaaca jidhka inta badan qofka waxa laga yaaba HIV inuu qabo inu haysto o usan wali ku dhicin aydhisku
aydhisku wax uu yimada HIVga dabadee markuu yimado burburiyo difaac jidhak ayu yimada sanado badan ayey a qataa su aasha muhimka ay ah
SIDEE lasukugu gudbiya ama lagu kala qada ama HiV side qofka qaba qofkale side ayuu ugu gudbinkara qofka anan lahayn
wa in ad ogata HIVga laguma kala qado dhunkashada hab isiisnta iyo in lawadago fadhiga suuliga maadam HIV u ku noloyahay dhiiga dareeraha dhiiga iyo dheecamada ka dhasha ama galmada ama kan rag ka yimada iyo dumaraka dheecmadas madama laskugu gudbiyo wax qaadi karta kaliya markaa dheecamadaas dhiga iyo dhecamdas ay u gudban qul qulka dhiiga sida in u qofku sameeyo galmo an save ahayn ama in u utago qof qaba xanunka sida wa layesku qadsi mara
waxa kalo lasku qadsinkara in agabka soo isticmaaley ama loo isticmaalay qofka leh HIVga sida aagoyinka iyi irbadaha wax kaloo lagu gudbin karaa caanaha naaska hooyadu wax ay si fudud ugu gudbin karataa xilga nuujinta iyo xilag foosha ayey caruurta u gud bin karta. su,aasha kale mudan waxy tahy
MAXAY TAHAY CALAMADAHA LAGU GARTO QOFKA QABA HIV
qofka HIVga qaba kuma garan kartid eegmo ama inad fiirso wax laga yaba in qofka wax calamada ayasan ka so muqan ama usan isaguba ogeyn inuu qabo sido kale ma jiro calamad u gaara HIVga calamadaha lagu arko dadka leh HIVga waxy ka simanyihn ama la wadaga cudurdan sid hargabka calamdahan an hada shegi dono hadii ad isku argto micnehdu nehedu in ad qabtid HIV wax lag yaba in ay noqdan cuduro
kale sida hargabka calamadah qaba ama lagu arko ama ay lawadagan xanunada kale wax kamida sida madax xanun xumad siyad tamar dari iyo dal xanun kala gosyada barar qanjirada sida qoorta iyo kil kilaha sidoo kale lagu arka nabaro kasoo afka iyo xubinta taranka wax kaloo lagu arka olol habeenkii ah iyo shuban intas aya lagu arkaa
taasi micnahedu maha hadii ada calamadahan isku aragtid ina ad HIVga qabtid maha in walalwal isku abuurtid. wax lag yaba in hargab iyo wax yabo kale yahy hadii ad calamadahn ad leedahay bil iyo kabadan in ada baadhitan sameysid sido kale hadii ad la galmootey ama uu shaki kugu jiro qoflleh xanunkas sido kale wax wangsan in ad samey sid badhi taano joogta
ugu dabeen si ad uga hortagtid xanuunka halista badan HiVga qofka wax wangsan inu ahado qof dhowrsoon usan ugalmaoon ama usan ku dagdagin aad ayey u xuntahy in qofka u galmadii u ku dag dago ama u qof walba u tago ilahy raali kama aha sidoo kale waxa laga yabaa in ad xanunda halista sida HIV ga cagar showga iyo xanuno kale o lagmadaagu kala qaado in ad ku qadid
sido kale wa in u qofku ka fogaada aagadah iyo irbadah sido lale bahda cafimadka sida farmishiyada iyo hospitalada wax wangsan aagadah iyo irbadaha dadka ay u isticmaalayan in ay meel seva dhigan maxa yeelay wax lagu kal qada aagdaha dheecamo aya layskugu gudbiya wa lagu kala qadi kara sido kale wax waydan dalka kuso badanyey cirbadaha muqadaradka gacanta laga qaato irbadah dadka ay mudan yana ad aya lagu kala qadaa
sido kale wa in ay ka fogadan si gaara badahada caafimadka wa in ay aysan ku dag dagin markay dhayayn dhawacyad ama qofka y irbada duryan wax wangsan in ay galofiska istcimalan sido kale irbada markey qofka ku duran kadib maha in sidan lasu galyo wax wangsan in ad furka ad galiso o ad gidar ama wax ku dhow isticmaashid waxa lag yaba qofka ad irbada siineysid ama ad daweynesid in uu fayreska qabo
ugu dabeeyna dadka leh xanuunka maha in la faquuqo maha ineytahy wax ay gacantooda ku keensadeen. ilahy ay u qadarey in xanuunkuu ku dhaco taas macanehdu maha in qofkas HIVga u qabo ama aydhiska u qabo in uu qof xunyahy wa in ad ka taxadar taa
dadka qar waxy aaminsanyihn qofkan hadii laga helo HIVga in uh xili hore dhimanyo taasina waa khalad
0 Comments