WAX MAXA DHAGAXNTA LAGU ARKO KALYAHAY KAADI HASTA IYO TUNBOYINKA KADID KASO QADO KALYAHA
maxaase ku garan karta hadii aad leedaha dhagaxta kalyhay maxaa sababo sideese looga hortagi karaa iyo waliba daawaynta gudhana halkan aynu uga hadali dona Hadii illahy rali kanoqodo
dhagaxanta marmarka qaar lagu arko qaybaha kamida jidhkeena sid kalyaha kaadi haysta iyo tuuboyinka kaadid kasi qada kalayaha way ka duwan yihn kuwan caadiga o ad malin walba o an maalinba dhulka ku aragno oo kasameysan ciid iyo macdanaha kale kuwan wa dhagaxn aad u jilecsan waxayna kasameysan yihin macadan macadnta laga helo kaadida iyo jidhka inta badana waxynu ka helna cuntooyinka aynu cuno dhagaxntaas way kala duwanyihin waxan ugu caansan 4 nooc oo kala ah
KAALSHIYAM
URIC ACID
STRUVITE STONES
CYSTINE STONES
waxa ugu caansan ama bulshada intooda badan lagu arkaa
KAALSHIYAMka kuwa kale way yaryihin bulshada walgu arkaa waxa aad ugu sii yara
CYSTINE STONES inta badan lama arko saga balse wax caana ee bulshada intooda badan lagu arkaa KAALSHIYMKA waxd ku garan karataa haadii ad ledahay dhagaaxntan kalayaha ama kaadi hasta waxa suurto gal noqonkara in aysan wax calamada ka soo muqanin kolkey dhagaxantu aad u yaryihin o waxay si fudud uso raacayan kaadi hasta wax calamada kama so muqan ya balse marka qaara waxa laga yaaba in ad isku argtid calamdo aya kamidyihin
xanun aad u daran oo ada moodidi ina wax lagugu mudayo ama wax lagug duray ad modid o ad ka dareentid dhinaca ama dhabarka qaybihisa hoose sidoo kale waxaad mararka qaar isku arki karataa xanunkusii baahaya qaybaha hoose e caloolsha ama gumaarka xanun ama gubasho xilga ad kaa jeyso ama xilga kaadida sido kale waxd isku arki kartaa xanun is badbadalaya o ad hadaba dhinac ka dareemeysid maxa yeeley waxa laga yabaa in mararaka qaar u dhagaxu u guurguuro o u meesha u guuro ad ku argtid xanunka ama ad ka dareentid
sidoo kale waxad isku aragtaa kaadida oo dhiiga so raaca ama midabka kaadidoo is badasha oo yeelo tao midab casaan ama midbaka binkago kale sido kale kaadidu waxy yeelanysaa uru qarmuuna sidoo kale qadarka kadida o yarta ama badanta lababo iyo matag sido kale hadii infakashan u jiro waxad isku arkeysa xumada aad u daran
MAXA KEENA AMA SABAB DHAGAXANTA KALYAHA
majiro sabab la hubo ama wax yaabo si gaara loogu aaneenyo balse waxa jiro wax yaba qaar oo ka qayb qaadan kara in kalayuhu ama kaadi haystu ay ku samay saman dhagaxnta kalayhay ama ay si fudud ugu sameysman waxa kamida
fuuq baxa ama dadka an qaadanin biyaha ku filan qofka waxa lo bahanyahy in uu cabo ugu garaan 3litrt o biyaha maalin walba maxa yeel jidhu si fudud aya uga baxaya kaluhu sifacab ayey u dhaqayan wasaqadana si fudud eyey dibad ugu sarayaan hadii u aad u yar yahay xadiga biyaha ama qadarka biyaha ad cabto waxalaga yabaa in ay kalyahaygu ay ku sameys maan dhagaxantaaa sidoo kale
CAABUQA KU DHACA KAADI HAYSTA
hadii u qofku iska daweeyn wayo ama xili hore la dawyen wayo waxa surta gal noqonkarta in ay kalyahygu ay ku samaysaman qayb kamid dhagaxanta kusamaysama kalyaha ito kaadi haysta sidoo kale wax keeni kara ama loo aneneya cuntooyinka ay ku badanyihin prontinka sodium ka milxda iyo sonkorta guud aha cuntooyinkaas waxy si yadin karaan ama ay sababi karan in ay kalyuhu ku sameysaman ama ag ku abuuran dhagaxantii an kaso hadalaney
buurnida ama cayilka badan iyo dadka fadhigoodu badanyahu oo an iska saarin dhididka badan maxa yeeley qofka waxa loo bahanyahay xataa hadii ad biyo badan cabto maalin walba waxa loo bahanyaha in biyahas ad jidhkaga ka saartid oo ad jimicsi badan sameysaa jimcsiga farah badan caafimad ayuu leyhay jidhkagana wasaqadii wuu kaasaraya oo wuxu kamid yahay siyabaha jidhakena u qashin isgag saro o u isu nadifiyo dhididka aad ayey muhim utahy sidoo kale ad ay xirman ama blogij ku yimada tunbooyinka kaadida soo marata iyna dhagaxnta waxay isku aruursanyaan
SIDEE LOOGA HORTAGI KARAA DHAGAXNTA KALYAHY AMA KAADI HAYSTA
1:qodobka ugu horeeya wa in aad biyo badan cabtaa ugu yaraan 3litr maalin walba inad cabataa sababto ah biyahas badan waxg keenayan in ay jidhak ka sifeeyan ama ay ka baxan wax yabaha keena dhagaxntas
2:sido kale looma bahana kaliya in ad biyo badan cabtid ad fadhisatid taasina xaladad caafimda ayey khaatar galin karan qofka wax loo bahanyahy in markuu biyaha cabo inuu iska saaro u sameeyo jimicsi sida ruclayney iyo ordkoo kale ay loo bahanyahy sid u u dhidido
3:sidoo kale wa in ad miisanka jidhkaga ad dhinta hadii ad tahy qof buuran waxa loo bahanyahy in miisanka jidhkaga ad normalkisa ku haysid hadii ad dooneysid in ad ogaa tidi in ad buurantahy iyo normal tahy iyo in miisankagu hooseyo tag goib cafimad si ad ugutid xaldad misnkaga
4:sdoo kale wa in ad ka fogataa cuntooyinka ay ku badanyihn prontonka ax dhafka sido kale wa in adka fogata cuniyinka milxda ay ku badnyihn ama sonkorta iyan wa in ad ka fogta
MAXA LAGU DAWEEYA DHAGAXNTA KALYAHY
daweeynta kalyahay waxay ku xidhantahy hadaba dhagaxnta xajmigooda hadii ay yar yihin ama ay dhagaxntu wax yar yihin dhakhatirrta qar talooyin cafimad ayey kusinyan sida ina ad biyaha badan cabtid ama jimicsi ad sameyso iyo guud ahan talooyinkan soo sheegney hadii ad dawooyin u bahantahy wax jir daweeyoyin dhagaxnta burburiyo balse hadii dhagaxnta ay badan yihin ama xajmigoodu ad u weyn yihin dhalhtirtu wax ay ku diri donan qali iyo habab kale o ay u arkan in xaldad cafimad lagula tacali karo
0 Comments