Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

HEMORRHOIDS

 



WA MAXA BABSIIRKA 

waa marka ay dhiig ka buuxsaman o aya bararan xidido oo ku  harersan kidarka ama duleelka saxardu soo marto babasirku wuxu u kala baxa labo qaybood 

mid kasoo baxa harerah gidarka ama duleylka saxardu kaso baxado waxana lo yaqana babasirka diba noocan xanun badan ayuu leyahay mararaka qaar xididaii dhiiga ka buux samey wax xidhayso xinjiro markey xinjirdu xidho waxay keenaya saa xanun badan iyo dhiiga badan o saxarad lagu arko 

nooca kale oo kaso baxad gudaha shishe e xiga malwadka nocana malaha xanun badan mana dareemi kartid mana arki kartid mar hadusan dhiig baxayn noocan dhiiga ka imanyo waa dhiig casan 

MAXA SABABO CUDURKAN BABASIIRKA 

sababta ugu weyn ee keenta cudurka babasiirka taaso aha calolo istaaga camal qofka malin iyo labo malin ka badan in usana saxaron waxa ka dhalanyso in ay qofkii saxardii ku adkato o hadan saxaradii adkey inuu ku qasbo in ay dibada uso baxado waxay xoqeysa gidarka ama dulelka ay saxaradu soo marayso 

marka cadadis badan ayey sareysaa cadadiska waxa ka dhalana o u xididikii balaadho o dhigii  mesha fadhisto sidokal waxa sababi karo uurka 

sidee ayuu urku ku sababi kara uurka hooyada marka ay uurka qaado 25weak ee ugu horeyso wixi kadanbeyo maalin ba maalintq kadabeeyso ilama galeenku wa fidaya ama caloosha ay weynaneyso caloosha weynashehdu wuxu cadadis saraya xidida hoos ku jira xididi aya barar xidida ay waxy soo galayana marinkii saxardu marli lahayd ayey so galayann 

markey so galan marinkii markuu qofku is dhaho saxarod o u soo sarayo saxaro adag kadib saxardi ay meshii xoogeyso wa sababta  dhiiga loogu arko saxarad  qofku 

waxa kaloo sababi karo qaatidtanka wax culeys ee la qadayo culeyska badan wax u cadadis saraya caloosha waxa walboo sabab cadadis wax u sababi kara baabasir waxa kaloo sababi kara fadhiga badan ama markuu qofku suliga ku jiro o saxaroonyo o ay wakhia badan qadto saxardiisu waxa iman kara baabasiirka marka ad fadhido xididii hoose ay cadadis saaran waxa sababi karo cayilka badan 

MAXA KU AQOONSAN KARTAA CUDURK BAABASIRKA 

cudurkam waxa jiro calamado ad ku aqoom san kartid waxa ugu horreyo 

1:cuncun o ad ka dareemeyso agagrka godka saxarad kaso baxado 

2: dhiig aad u cas o lagu arko saxarada mararka qar  dhiga cas e mararka qar lagu arko wax leh nocan kudaha ku jira 

3: xanuna raaxo daro marku qofku saxaronyo wa calamdaha lagu garn karo calamdaha babasirka qofka qabo sido kale waxa la arka barar agagarka godka saxardu kaso baxado mararka qar babasirka dibada ayu uso baxa kan guduha aya ay mid bananka u so baxa waxan u kala leyahay digree marka u bananka u so baxayo 

digreega ugu horeya qofka marka saxaronyo  babasirku masoo baxayo maxa yeeley wuu yar yahay xag digreega labadna qofku marku saxaroonyo wuu so baxay wuna arki kara lkn markuu saxarda dhamesyto ama kaligiis ay laabanayo marka sadaxe marku qofku saxarodo baabsirka 

bananka ay u soc baxaya markan ma labanayo markan adiga aya lagag bahan yahay in ad suulka ku celiso markasa ayu labnaya digrregaugu dabeyon markuu so baxo adigu kuma celinkarti isaguna kuma laban karo

hadad iskaga shakido in ad qabto baabasirka wxa kuu fiicn in ad dhakhatar la xidhidho o kuu xaqijiyo in ad baabasir qabtid iyo in adan qabin waxan ku wangsan in adan qarsan. hadii ad qarsto wuxu kugu sababi kara xanuno aad iyo aad khatar u ah  marka daweeynta waxa ka wangsan ka hortag 

SIDEE LOGA HORTAGA BAABASIRKA 

marka wa inad ad cunta cuntooyinka qalfoota iyo buunshada leh wax kamida cuntooyinkaas digirta galeyda iyo wixi lamida sido kale wa in ad cunta furtiska khastan tufaax waxy. socosinysaa calooshada wa in ad caabta maalinta 2litr ila 4litr o biyaa maxayeley mark lag tago faaiidoyinka u leyhay biyaha badan u leyhay 

marka u qofku calol istag leyahay maxay ka saacidan biyuhu  taaso ah in ay qofka saxardiisa socodsiiyan wa in ad istcimasha saliida macasarad e an cuntada u isticmalno waxy ka saacidaysa in ay saxaradu socoto qudurta cagaran sida isbenshika ama koostad iyo caanaha geela biyaha qun baha iyo xulbada intaba waxay ka. sacidayan in ay caloshadu socto

sidoo kale waxa jira cuntoyin in ad iska ilaalisd oo sababi kara calol istag cuntooyinka waxa kamida canaha lo’da maxa yeeley canaha lo’da feyberka ku jira yar fatis ka ayna ku badan sido kale hilibka cas feyberkii ay ku yar fatiski ay ku badan marka awod umalahn in calooshii bururiso sidokale

waxa kamida sida mooska coffega iyo cuntooyinka lashiiley intaba intas waxa lagag bahanyahy in ad iska yareyso waxy sababyn calol istag sidoo kale wa in ad iska ilaalisa daacashada badan taasu ula jeedo in u qofku saxarada xoog iskaga keeno maxa yeeley hadii ad saxarada xoog iskaga keentid iney gidarka godka saxaradu kaso baxdo iney xoqan ay laga yaba 

wa in ad isku dayda hadii saxaro ay ku qabto is wa in ad si dag dag suliga u adidi maxa yeeley hadii ad wakhti dher sugto ado saxardii ku hayso maxa yeley saxardii ay meshii ku qalaleyso wana ku adagtahy in ay dibad uso baxdo wa in ad sameysaa jmicisi faro badan o ad isk yareysa fadhiga badan

xanunka babasirka daweyntisu waxay ku xidhantahy nooca u yahay baabasirka qofku haya babasrika siyaaboyin badan ay lola tacala iyadoo loo eegyo nooca u yahy baabasrika qofka 

Post a Comment

0 Comments