Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

WHAT IS THE SWOLLEN GLANDS ?

 



WAA MAXA HABDHISKA QANJIRADA ?

waxa uu ka kooban yahay qanjiro badan qanjirada wax laga helaa qaybo. badan o kamida jidhaka inta badan qajirada waxay kasoo muuqdan ama wax lagu arkaa qoorta kilikisha xabadka iyo caloosha sidoo kale qajidhada wax logu arkaa meesha loo yaqan saracyada 

WA MAXAY SHAQADA U KA QABTO JIDHKA BILI ADMKA HABDHIS QANIJDHADA 

habdhiskan muhimka e loo yaqaan LYMPH SYSTEM waxay dheecanada kasoo aruuriyan unug yada jidhka waxayna ku daraan dhiiga waxay u dhaxeeyan unug yada jidhaka iyo dhiiga o ay u dhaxeyna ungu yad jidhka waxy kaso ururiyan dheecanada ama dareeraha merkay kasoo ururiyan wax ku daran dhiga. 

sdioo kale hadhiskana loo yaqaan LYMPH SYSTEM shaqooyinka u jidhka ka qabto waxa kamida wax uu door muhima ka qata shaqada hab dhiska difaac jidhka sidoo kale LYMPH SYSTEM wax u jirka bili adamka ka saacida in u soo nuugo baruruta ama jidhla bili adamka wuxu ka saacida 

inu sifcan isticmaalo barurta mararka qaar wax dhaca in qajidhadan loo yaqan LYMPH SYSTEM u barar ku yimado maxa sababa in barar kuyimdi qajidhada waxa ugu caansan ee sababo in qanjidhada barar ku yimado wax caabuq ku dhaco jidhka bili aadmka qay kastoo jidhka kamida hadii u cabuq ku yimaado waxa inta badan la arkaa in qanjidhada barar kumido

tusale ahan hadii u qofku dhuunta ka xanunsado waxa inta badad la arka qanjidhadan e kuyala dhuunta e qaybta hoose gadhka u barar ku yimado caabuqyada ugu caansan ee. sababi karo in barar ku yimado qanjidhada qorta cudurka loo yaqaan jadeecada sido kale caabuq yada sababi kara inuu barar ku yimado qanjidhada wax kimada caabuqyada ku dhaca dhagah

iyo caabuqyad ku dhac ilkaha waxy sababi karaan in. barar ku yimaado qanjidhada dhuunta sido kale caabuqyada sababi kara inuu ku dhaco qanjdha barar midka lo yaqan HIV sido kale guud ahan caabuqyada ku dhaca maqaarka jidhka waxay sababi karan in uu barar ku yimido qanjidhada loo yaqan LYMPH SYSTEM caabuqyada an la aqoon ee sababi karo 

inuu barar kuyimiadi qanjidhada jidhka bili admka wax kamuda cudurka tiibishada iyo cudurda ku faafa galamda iyo cudurada ku dhaca kala gooysayda iyo noocyo kamida kansarada  waxay sababi karaan in uu barar ku yimado qanjidhada bili adamka hadaba kansarada ugu caansan ee sababi kara in uu barar kuyimido qanjidhada waxa kamida kansarka ku dhaca dhiiga

mararka qaar in uu qanjidhka bararo wax dhibata malaha o wax u xirir layeen karaa caabuq ku dhaco qayb kamida jidhka wax ku ficm in ad dhakhtar la xidhidho hadii ad isku argto qanjo barar ay lasoocdan calamdahan 

hadii ad isku aragtidi qanjidhka bararsan hadan an jidhkii ka jirn wax caabuq ah waxn ficn in ad dhakhtar la xidhidho hadii ad isku argtid qanjidh bararkisu badanayo maalinta maalinta ka danbeysa wax ku ficn in ad dhakhatr la xidhidho 

iyo hadii ad isku aragtid qanjidho barar ka badan hal isbuuc iyo ka badan wa in ad la xidhidh dhakhtar si xaladadan wax kena loo ogaado 

Sababaha Habadhiska Qanjidhada 

Autoimmune Cudurada sida Hashimoto's thyroiditis iyo Graves' disease ayaa sababi kara habadhiska qanjidhada. Hashimoto's waxay keentaa hoos u dhac ku yimaada shaqada qanjidhada, halka Graves' ay keento koror.

Dhaawacyada qanjidhada, sida dhaawacyada ka dhasha qaliin ama xanuun, ayaa sababi kara habadhiska.

Khatarta NaqshadeyntaQanjidhada ayaa laga yaabaa inay saameeyaan qaab-dhismeedka nafaqo iyo nadiifinta.


Calaamadaha Habadhiska Qanjidhada

Calaamadaha Thyroid Hoos u Dhaca

 Daal joogto ah.

 Miisaan kordha.

 Xanuun dheeraad ah.

 Qandho.

Qabow iyo dhidid xad-dhaaf ah.

Calaamadaha Thyroid Kordha

 Kordhinta tamarta.

 Miisaan dhaca.

 Dareen welwel ama xanaaq.

 Qandho iyo dhidid badan.


Daaweynta Habadhiska Qanjidhada

Daaweynta Hormoonnada Haddii qanjidhada thyroid ay hoos u dhacaan, dhakhtarka ayaa qori kara daaweyn hormoonnada thyroid (tusaale, levothyroxine).

Daawooyinka Kordhinta Haddii qanjidhada ay korodhay, daawooyinka sida methimazole ama propylthiouracil ayaa loo isticmaali karaa.

Qaliin Mararka qaar, qaliin ayaa loo baahan karaa, gaar ahaan xaaladaha xun ee qanjidhada.

Cunto Nafaqo Leh Cuntooyinka hodanka ku ah iodine iyo nafaqooyinka kale ayaa muhiim u ah caafimaadka qanjidhada.

sida looga hortago habdhiska qanjidhada

La Soco Caafimaadkaaga Haddii aad leedahay xanunka. qanjidhada caafimaad, si joogto ah u samee baaritaanno caafimaad.

cun cunooyin nafaqo leh oo ka hortagta dhibaatooyinka qanjidhada.

Ka Fogoow Walbahaarka stress-ka waxay ka caawin kartaa caafimaadka qanjidhada.

ugu dabeyn

Habadhiska qanjidhada waa dhibaato caafimaad oo saameyn ku yeelan karta noloshaada maalinlaha ah. Fahamka sababaha iyo calaamadaha ayaa kaa caawin kara inaad si fiican u maareyso. Haddii aad la kulanto dhibaatooyinka la xiriira qanjidhada, waxaa muhiim ah in la xiriirto dhakhtar si loo helo talooyin iyo daaweyn sax ah.

Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah ama faahfaahin, e la xidhidh caafimadka waxd noogu reebi karta xaga hoose mahdsanid

Post a Comment

0 Comments