Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

HEART PAIN

 



 


SHAQOOYINKA U WADANUHU QABTO 

wadanuhu wa xubin ada iyo ad u muhima jidhka biladmka xubintaso shaqaded lagu tilmamo in ay dhiiga bamgareyso dhaman xubnaha jidh keenu waxy u bahanyihin dhig dhiigso wata nafqo iyo oxygetii hadii ay wayan nafaqadii ama oxygenkii dhiig ku jirta xubintas ama unugasi wu dhimanaya hadii an hore looga gaadhin hadaba shaqada noocasa wax inoo qabta wadnaha wax layidhahada wuxu shaqada so bilab saga o an qofku dhalan waxana la til mama in u shaqada bilbey qofku saga o caloosha ku jira 

5weak okaliya ilimaha yar markuu sameys mayo isgoo aysan xubanaha kale sameysmin shaqad wax uu wadaya ila u qofku ka dhintto inagu iskam war qabno lkn inta badan wadanahe wuxu qaraaca maalinkii in ka badan 100kun o jeer 

MUXU YAHAY WADANO ISTAAGU 

wax u yahay wadano istaagu marka ay mid ama kabadan xididad wadnuhu warabiya ay xidhman yaas o ay xidhayso xinjiro marka u xidhmo inti u waraabin yey jidhka aya dhimanysa shaqadiina joojineysa aduunka si da ugu bahsanyhy hadii aynu wax yar ka sheegno aduunka wa xanunka ugu badan e  lo dhinto marka la eego xanunda isga ay ah dilaaga koowad 

wax yabaha u nugleeynya in uu ku dhaco wadana xanunka waxa kamida 

1: qofka tubaka isticmla sido sigaar iyo noocey donta ha noqoto khatarta ad MI ugu gali karto way kordhasa 

2: khatarta wax laga qabn karayo wax kamida qofka o miisnkisu u weynahy taasina waa khatar waxa kamida dadaka in aktivkaa ee an socon e fadhiya cuna caba seexda taasina khatar ayey kuu tahay wax khatar aad u weyna

dadka macaanka la nolol kuwa dhikarka la nolol dhaman xanunadso dhan wa khataro wax laga qabn karyo wax jira khatara o an qofku waxba kaqabnkarin 

qofkasta marku dadiisu si kordho khatarta ad ugu dhowdaha in u kugu dhaco wadano xanun way ka badaneysa qofko raga markii 45sano iyo wxi ka badn khatar ayey ugu jiran inuu ku dhaco hadii ay lasocodan xanunadan kale 

xag dumarka marka lajoogo ay hadii ay gadhan 55sano iyo kabdan in ay khatar ugu jiral lkn hada wax la hela dad yar yar u ki dhaco taas o ay ugu wacanthy cabida sigaaka darooyinka qaar qaadka iyo fadhiga badan iyo buurinda dhaman waxy yaabahasi waxy keeni karan qofku isago yar inuu ku dhaco 

4:waxa kaloo kamida hadii reerkinu wlalda ama walidkaa ay u dhinteen xanunk khatar waxd ugu jiranya adiguna in  u wadanaha xanunka kugu dhici karo 

CALAMADAHA LAGU GARTO WADANO XANUNKA

calamadah lagu kagarto waxa ugu weyn in u qofku ka dareemo xanun dhinaca laabta xanunka wax layidhahadaa ama lagu qeexikara wa xanun aanu qofku timami karin xanun ku baahsan laabta oo dhan 

xanunkaasi waa xanun inta badan kuu si bahaya laabta waxan u kusii baahya gacanya bidxi ama garbka igo ku bahi kara gacanta bidig hadii ad isku argto xanun aada o u an hore ku qaban o mudo dher hayna oo mudaya in sababki la cadadingai o wadanihi ad u xanunayo waa calamda ugu weyn e lagu garankaro inu qofku wadan istaag ku dhicikaro 

calamado kale ay la socon karaya calamdaha wax kamid in qofku dhididsanyahay yayalugo iyo matag sameeyo neeftur inuu sameeyo naqasku inuu qabto wa calamdaha u gaartka wadano istaaga wax kira sadex gruop o dadka kamida o calamdaha lab xanunka aynu sheegeyno ayan ku dhicn inta badan dadka wax kamida dadka waa weyn iyo dumarka iyo dadka macaanka leh dhaman dadkas wax laga yaaba calmadah aynu so dheeg ney in aynan yeelan calamdaha ay

yagu yeelan karyan waxa kamida inu isku arko qofku dala badan inu noqodo tabacan hinrag badan iyo naqaskoo qabnya  yalugadii iyo matagii calamadaha ay laga yaba inuu ku yesho dumarka 100%30 ama sadex meelo hal meel ay xanunkan yeesha dadka macanka qaba iyo dadka wayen nooca 

SIDEE LAGU OGADA WADANO XANUNKA 

1:qofka xaladah khatarta ugu jira calamadihi aynu so shegney e aha hadii u qofku inuu isticmalo daroogoyinka o dhan iyo unu laab xanunii iyo dhididkii ad ku argto matagi hadii ad ku argto calamdahn wa mid leh wadano xanunka 

2:wa in lag qaado sawirka wadanaha kasoo muujinya in xidida wadanuhu xidhanyinin

3:in dhigag laga qaado dhigagn laga qaadayo wax ugu muhiimsan dhiig ladhaho skenp dhigas hadi u kacsanyahy marku qofkasi xanunka leyhay iyadan wa lagu ogan kara 

dhaman calamdaha iyo dhigag wa kuwa lagu ogaado wadan xanunka 

Post a Comment

2 Comments