faaido cafimad e u leyahy soonku ? ka faaideyso 🙏
si u noolad qofka bila adkama waxu u bahanyahay enrgey
si u hely enrgey wa inuu cuna 24 sac hadii u 16sac kamida soomo usan waxaba cunin wax imanayesa inuu qofkasi cafimdakissa wax iska badalan sidas darded qofku wuxu helya wakhati u kula dagalamo cudur jidhka ku jira sida awaged waxn eegayna faaidoyinka cafimdku uleyhy soonka inago kuso koobayn 7 qodob
1: dheefshidka oo ficnada enrgeyga lagahelo cunada wa buul cos inya jidhku leyahay u isticmaalo inta jidhku ubahanyah markuu isticmaallo wax so hadha wax laga dhigaa kayad qabka loo keydiyana wa qab dufan ama fat waa sababta haduu qofku isticmaalo cunto badn u jidhkisu uyelanayaa dufan ama fat qofku markuu soomanyah wuxu istcmalaya dufanka u keydasan dufanka waxa enrgey u badlaya beerka madama u qofku isticmaalayo dufan badan o waxa ka dhalanya ina khatar badan o ku dhacays xubahan jidhkisa isada wadanaha iyo xubno kale sidoo kale waxa fudadneysa ina unugyada duqobey laga saro jidhka lana abuuro unugyo cusub o lagu badlo kuwi duqabey
2: maskaxad o sida ay u shaqeeyenayso wangsanataa marku qofku soonka ku cusuba yahay waxa yaranya enrgyisa sida dardeed qofku wuxu daremaya dal iyo gaajo lkn hadii u qofku la qabsado dalka io gaajodu mesha wa ay kabaxaysa prof bare ka aha jamacda johns hopkins
university ay badhisu kasamyey faaidad cafimdku leyahay soonka aya sheegay inuu qofku haduu u soomo weak 2 labo mar inu ka bad baadayo cuduro badn o ku dhaca marka ay dadku wa weynadan kuwaso sameya neerfaha kuwaso lo yaqan ilowshaha iyo inu sameeyo muraqaha
3: qofka sooman inu fahankisa iyo xasustisu ficnaneyso sido kale wuxu fududeya inu qofka qadanya dawad kansarka marka u soomanyah u qaato dawada kansarka iney dilaan cudurka kansarka si fudud
4: yarenta maacanka cilimi baadhys lasameeyey aya sheegeysa dadka ku noola jasiirad ku tala dalka japan in laga helay dadka ku nool in dadka macaanka qaba ay ad u yartahay sababto aha ay iney dadakasi ay cunta da waxbadni aysan cunin waxtiga ay wax cunayana ay atahay mid yar yaga o cunya cunto khudar u badn waxayna ka mid yihin dadku ugu cimirga dher dunida waxyna gadhan 100 sano
5: yareynta cudurda wadanaha soonku wuxu sabab inuu yareeyo xaladahah halis galinkara wadanaha sida bareesharka dhiga iyo cudur kale waxa la ogaadey icilmi badhis lagu sameye bareeshka dhiiga inuu yahay normal marku qofku soomanyahy o u marka usan qofkus somaney o farqi u dhexyo
6: waxay fudadaneysa inu qofku kaso kabto dhawaca so gadha jidhaka xubahan jidhka wuxu ka koobanyahay unuyo yar yar soonku wux sahalya inuu unuygada duqabey ama dhwacamey in lagay badlo kuwa cusub si aya xunbinta ugu shaqeesyo inad 3 mar o isku xigta ad soonto waxa ay u facinatahy qol qolka dhiiga ama habe wareega dhiga
7: miisanka qofka o yaraada sababto aha waxa yaraanya inuu qofku hadii u misankisu weynahay uu ku dhaco sida cudarad dhiikar maacan dufan iyo lafa xanunu igu dabeyn inu qofka miisankisa dhimo wuxu ka helya enrgy cusub io inuu qabn karo shaqo cusub
8:Hagaajinta Xusuusta iyo Fikirka Cilmi baaris ayaa muujisay in soonku ka caawin karo hagaajinta xusuusta iyo awooda fikirka. Soonka wuxuu kor u qaadi karaa heerarka BDNF (Brain-Derived Neurotrophic Factor), oo muhiim u ah caafimaadka maskaxda.
9:Nadiifinta Jirka Soonka wuxuu ka caawiyaa in la nadiifiyo unugyada iyo xubnaha gudaha. Marka la soomo, jirku wuxuu bilaabaa inuu nadiifiyo qashinka iyo sunta, taasoo keenta in caafimaadka guud uu hagaagayo
10:soo Celinta Dhiigga Soonku wuxuu ka caawiyaa in la soo celiyo heerarka dhiigga, gaar ahaan marka qofku soomo si joogto ah. Tani waxay ka caawisaa in la yareeyo khatarta cudurrada wadnaha.
8. Xakameynta Sonkorta Dhiigga Soonka wuxuu ka caawiyaa inay hoos u dhacdo heerarka sonkorta dhiigga, taasoo muhiim u ah dadka qaba sonkorowga. Waxaa la muujiyey in soonku uu hagaajiyo xasaasiyadda insulin.
Soonku wuxuu leeyahay faa'iidooyin badan oo caafimaad, laakiin waa muhiim in la sameeyo si habboon oo caafimaad qaba. Haddii aad qorsheyneyso inaad soonto, waxaa fiican inaad la tashato dhakhtar ama khabiir caafimaad si loo hubiyo in soonkaaga uu ku habboon yahay xaaladdaada caafimaad.
Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah ama faahfaahin, ku sabsan cafimadka waxd noogu reebi karta xag hoose mahdsanid
1 Comments
welcom asxaabta
ReplyDelete