Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

LİFE IM CHANGING




 sida ad kaga. karto naaftada ay ah inad sababto aha badi dadku meeshay ka jaban ku guuuldareystan ama ay guuusha ku gaadhan wagudohoda wa qalbiga iyo naafaha waxa u qofku yahay hadii adan nafa ahaan dhisnayan lkn ad muqala aha quruxbadnthy waxba kuma tarayo muuqlkaga sare muqalkaga kore ee muuqada 

ee loo malayanyo e u dhaboobo naaftada guda heeda inad ka adkatid meesha u qofku go aan ka qato ama kartidiisu ka shaqayso ama kaqabto wa gudaha iyo qalbiga hadii ad qalbigag maalinkasta leebab ad u ogolatid iney ku dhacan o ay kusocodan oo maalinba maalinka dabeeysa usii dilmo noloshadu sida ad rabtid 

manoqoneysao si marka naftadu u adkaato o naf kartile u noqoto daciifnimad ay uga gorto gudaha dagaalka kasocoda wa lagama marman inad xooga sartid sida ad ugu guleysan lahayad markasad noloshada banankedna ayd guul ka gaadheysa waxan kugula talinya inad salaada ilaaliso sababto ah nolosha guusha e lagu shegaya wax ka koowa salada 

QODOBADA GUUSHA NOLOSHA 

1:midk kowad wa in aad hadii u alababka xidhimo in ad markastaba alababkalo furan ba jira lkn raadi hadii adan raadidnin o ad meel iska istaagto o ad tidhahdo halkan albab bn kaso galay alababkalna majiro gurikasta maanta daaqada wu leyahay hadii alababku iskaga xidhay xata yeysan wado kale kuu furanan daaqada balaqan tan micenehdu waxtahy xalad kasto ilahay aduunka so mariyo ama xaldkasto ad ku sugantahy 

mushkilada ad ku jirtid xal bay leedahy xalleedu raadin bu karaba hadii adan xalka raadin o ayasan maskaxdadu fakarin halka ad fadhida albabka xidhan wad hor fadhiyeysa mar walva albabku sidasu u xidhanya adana sada u fadhiyesa hadana hadu alabab iskaga xidho waxa ad naftada u sheegata ilahayba wax walaba ka awood weyn 

2: mid labad waynu naqan o war waynu hayana lkn wayanan sameyn tan daba xal u bahan xalkeeduna wa wax ad taqanid samee hasugina intey gadheyso malin dabe ha dhihim maalin kaln sameyna ama maali dabe waxtiga ad information hasid e naaftadu ku ledahay same marka un ba ad wax qabn karta dadku sidoodaba maanta waxa ay u badan yihn qiil doon marka u san qofku rabin inuu sameyo mar marsiyo ma wayo 

3:mida sadex waxy tahy naftada ku adkee bili adam kana u fududee naftad hadii ad ku adkaysi guul bad gadhaysa hadii ad bili adanka ku adkaysidna guul darad gadheysa sbabta ad guul darada ula kulmaysid cuqubada ka dhalanysa bili admka marka ad ku adkeysid marka 

ay bili adamku kuyimado o ay wax kaso doonteen ama aya wax kaa raban ad danahaga iyo dantada xig satis marka ay noqto naftada TV mobile ka wax macank darad o an waxba kuso kordhiney dhamantod bahida ay nagtafu u hayso ka jara o ka goo markasd guul gadhaysa 

4: mid afrad wa mashquul bad tahy maanta qof walba waxa uu sheehnaya inuu yahay mashqul xata kan shaqayneyn ee guriga iska jooga lkn waxa ad ku mashquul santahy ma yahy wax noloshada macano kuso kordhinya wax kor uqaday ama horu markag ka shaqynay is waydii 

qor  maalin walab wax ad qabtidi hadij adan jadawal lahayn ma jihayn kartid noloshada aduunyadn allah subaxna watacal aya abuurtay waynu og nahay dhamanteen  hadan sasoy tahay qoraxdu waxy ledahay waxti ay dhacado roobku wakhti u da u leyahy illahy qorshe io jawadwal bu sameyey inaga tusale lasynok sinaya 

5: mida shand waxy aytahy qof hada dhinamyo o kale u nolow marka ad wax qabneysid wax ad uqabta sidi kama dabeystada iney tahay maanta dhamanteen aniga adiga qofkastoo aduunka jooga geerida laynooma sheegin goorto u dhimanayo taas kasii naxadin badan in laguh sheego oo lagu dhaho wakhtigsad dhimnysa sababto ah dadku way sii diyar garowilahayen maant

 aduunkan ad jotid wax kasta o ad qabaneysid hadi cibado tahy ama camal inad u qabtid kama dabaystii adigoo labad isku dheeli tiraya xaqa iyo wakhtiga u leyahy siinaya ta ugu dabeys 

6: mida lixda wa inad hawlkasto adag inad adigu ad ledahay o ku tala jidhkagu haqabto o maskaxda haw hogansamo maskaxdu waxy ku tusaysa macquulnimada inad shaygan ad qaban kartid lkn jidhkagy markuu u diido maskaxadu u warku noqodo kadibna ad door bidi in aadan sameyn iyod akhbarta maskaxdad ka imanysa ay tahay qabo o same o adn sameyan wa mushkilada ku haysta dad badn ba dareen ku dhex dilan

oo an garanayn sidii ay uga dhex bixi lahayeyn sida kaliyee ad ugu dhexe bixi karat iydoo ad jidhkaga u diidanyahy inad sameyso wa inad ak u adkeysta inad sameyso jidhkaguna u hogasma maskaxad 


Post a Comment

0 Comments