waa maxay sanboorku?
sanboorka ama ALLERGIC RHINITIS waa caabuq sanka badana waxa keena xasaasiyada 10% ila30% waxay qabana xanunkan sanboorka xasasiyada saboorka jidhka waxay kaso gali kartaa. sanka iyadoo hawo wasqaysan lasocto ama busta badan badana falacelinta jidhka merkay xasasiyada sanboorku jidhka soo gasho ma dhib badano lkn waxa jira
xaldaha qaar ama nooc kamida xasasiyada in ay dhibato badan sanaka ku abuureyso taasna waxy keeneysa in saka gudihisa u bararo duuf ad u badana kayimado kadibna waxa xidhmaya tuunbooyinka qanjidhada ilinta taas o sababeysa in idhaha ay ilmo badan keenan sido kale wax xidhmaya tuunboyinka dhagaha aado waxan uu qofku markaa
dareemaya cuncun dhinaca dhaha sidoo kale xasasiyada waxay kicinaysaa neerfaysha sanka sidaa darteena waxa ku dhanya qofka marka inuu qofku hindhiso badan u sameyo sido kale qofku wa caburmaya madam u qofku sankisu bararanyhay waxaan ku ad kenysa in uu qofku si fudud u neefsado
CALMADAHA LAGU GARTO SANBOORKA
1:sankoo cabudhma
2:ilmo badan o katimada
3:dhagaha o aad u cuncuna qofka
4;duuf aad u badan o kayimda qofka
5: hidhiso ad u badan
6: dhuunta o aad u cuncunta
7: neefta oo ku adkata
Xanuun joogto ah ama mid soo noqnoqda oo ku yaal qoorta, gaar ahaan xagga sanboorka.
Xanuunku wuxuu ku faafi karaa dhabarka sare, garbaha, ama madax.
in u Dareen daciifnimo ama daal joogto ah.
Xanuun Marka La Dhaqdhaqaaqo kordha marka la fadhiyo muddo dheer ama la dhaqdhaqaaqo
waxa jira calamado u raaci kara qofka sida in u dareemo qandho ama madax xanun dadka qar wax lag yaba in u cudurkan haayo wakhtia ad u dher markas qofka waxa looga. bahanahy yahay in u sid dag dag ula xidhidho dhakhatr
MAXA SABABI KARO SANBOORKA
sida ugu badan waxa laysku raacsanyahy inuu sanboorku keeno xasasiyda ama ALLERGIC katimida deeganka sida booska dhagorta xoolaha iyo fiyoorsha qayb kamida iyo kiimikada adka u xoogan sida cadarda qar
Dhaawacyada ka dhasha shilalka ama ciyaaraha ayaa sababi kara xanuun.
Dhaqdhaqaaq Xad-dhaaf ah Dhaqdhaqaaqyada aan habboonayn, sida qaadista culaysyada si qaldan ama fadhiga dheer, waxay keeni karaan xanuun sanboorka.
Cudurrada Degdegga ah Cudurrada sida cervical spondylosis, oo ah xaalad la xiriirta da'da, ayaa sababi karta xanuunka sanboorka.
Muruqyada Adkaada Muruqyada qoorta oo adkaada ama qallafsanaanta sababi karta xanuunka.
NOOCAYAD XANUNKA SANBOORKA
waxa lookala qada labo nooc xasasiyada nooca kowaad waa xasasiyad la arko xiliyada qaar waxayna u badantahy xilyada dooguso baxayo ama fiyoorshu ay so baxayan
nooca labada ee xasasiyada wakhti gaara malahan o waxay qofka ku dhickarata sanadka wax ti kasto kamida badanan wax loo aaneya in ay ka imankarto dhorta xayawanda ama bosta mada o la helikaro labdas
Xanuunka Sanboorka ka dhasha dhaawacyada ama muruqyada oo adkaada.
Xanuunka Sanboorka Wuxuu ka dhashaa xanuunada ku dhaca qanjidhada, sida xanuunka arthritis.
WAXAYBAHA QOFKA SANBOORK QABA HALIS GALINKARA
waxa kamida in uu hore u qabey neef iyo in u qofku sigaar ad u cabo iyo in uu ku nololyahay meel aad u qabow ama in uu kunlolyahy meel aad u huurbadn ama u ku noloyahy dhulka hoostisa iyo in u ku noolyaha goobaha hawadedu wasqaysantahay sid meelaha warshadaha leh
DAWADA SANBOORKA
mida ugu horeysa wa in uu qofku iska ilaaliya wax yabah ku kicnkara xasasiyada sanboorka qofku wuxu bahanyahy in u qato dawad sanka ee baabisa inu istcimaalo
hadab hadii ad ledahay calamdaha an so shegna waxa ku fican in ad la xidhidho xarun cafimad si lagu siiyo dawo taaso ka yareynya xanunka sanka ama bararka gudaha sanka
Nasashada In la nasiyo oo la joojiyo dhaqdhaqaaqyada xun.
Fisioterapi Jimicsiyo iyo daaweyn gaar ah oo lagu hagaajinayo muruqyada qoorta.
Daawooyinka Xanuun Joojinta sida ibuprofen ama acetaminophen ayaa caawin kara.
Daawooyinka Dhaawaca Haddii xanuunku aad u daran yahay, dhakhtarka ayaa qori kara daawooyin xooggan.
Isbeddelka qaab nololeedka, sida jimicsiga iyo cunto caafimaad leh, ayaa kaa caawin kara in la yareeyo xanuunka
SIDA LOOGA HORTOGO XANUNKA SANBORKA
Samee jimicsi joogto ah si loo xoojiyo muruqyada qoorta.
Isku day inaad istaagto ama dhaqdhaqaaqdo inta lagu jiro fadhiga dheer.
Qaado Qabyo Habboon Marka aad qaadaneyso culeysyo, ku qaado qaab sax ah si aan loo dhaawicin qoorta..
ugu dabeyn
Xanunka sanboorka waa dhibaato caafimaad oo saameyn ku yeelan karta noloshaada maalinlaha ah. Fahamka sababaha iyo calaamadaha xanunka ayaa kaa caawin kara inaad si fiican u maareyso. Haddii aad la kulanto xanuun joogto ah, waxaa muhiim ah in la xiriirto dhakhtar si loo helo talooyin iyo daaweyn sax ah.
Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah ama faahfaahin, ee la xidhidh cafimadka waxd noogu reebikarta xaga hoose mahdsanid
0 Comments