MADAX XANUUNKA WAXA KEENA IYO DAAWADISA
waxa. ugu horeya u qofku iski ariki madax xanun loo yaqano TENSION qofka aya madaxa culeyes ka daremya madax xanunka Tensionka wax laga dareema fooda hore madax taaso lagu sababeyey ina ay keeni karto hurad la aant wararwalka Niyad jabta Naxadinta Buuqa iyo Shaqada Badan Isgo Xanunka U Marba Marak Kasii Dabeysa U Kasii Darayo
Sidookale wax Jira xanunu lo yaqano CLUSTER waa xanun aad u xoogan lkn maha mid khatar ku ah qofka wuxuna ku dhaca hal dhina oo madaxh bidix ama midig waxaan laga dareema isha hareereheda raga iyo dumarka wa u ku dhac balse raga ayuu ubadanyahay calamdah lagu garko waxa kamida sida
sanka iyo idhoho biyo kayimad iyo isho casata iyo dhidid ka yimada madax xanunkan si isdaba joga ayu u abaara qofka waxana u qofka ku dhaca maalinkii iyo habeenkii 3 jeer
sido kale wax lagu garata xanun loo yaqano SINUS waxana keena maritanka hawada o cabuq kudhaca waxan laga dareema wajiga iyo sanka dhincisa calamadah lagu yaqano wax kamida sida xumad iyo qufac iyo hawa mareenko xidhma
sido kale waxa lagu garata xanun loo yaqano MIGRAINE kaaso loo yaqaano goojo ama wajiga o dhinac ku xanuno xanunka wax u leyahay xanun badan waxa u sababi karaa in u.san qofku shaqaysan kari iyo culesay madax ka fuula qofka waxn ad ku garan karta qofku markuu dhanajafku hayo waxa u dhib sada hadalda iyo saqdha agtisa ka baxaysa xanunkani qofka waxa u ku bilowda yaraantisa wana mid laka dhaxlo isogoo ubadan dumarka ama haweenka sababta la xidhidh dheecanada jidhkooda ku badan waxuna qofka dhanajafku haya 4sac ila 12sac ama kabadan
CALAMADAH LAGU YAQANO DHANJAFKA WAA ?
qofku wuxu dareemay xanun idhaha am xaga dabee dhegta iyo xanun badan o ka qabta dhaforka iyo araga idhihiso yarada ama caad fulo iyo iftiinkaa iyo codkoo qofka dhiba iyo matag qofku inta usan madaxu xanunin wax u dareemya daal sido kale wax yarada maqalka dhadhanka iyo ururinta
waxa jira laba xanun o dhanjafka yado usan mid kamida usan lahayn calamda lagu yaqano o kaso horeysa halka ka kale calmado la yaqan ay kaso horeyan sida hadal an cadayn adiga oo mooday in jidhka wax lagag mud mudayo ama kabab iyo haraad iyo hamaasi badan calamadaha lagu yaqano wax ay qofku haynya qiyaas ahan 30m halaka kadib u qofku ku dhaco madax xanunka
MAXA KEENA XANUNKA LOO YAQANO DHANJAFKA ?
xanunka wali si saxa loomaga oganin waxa keena hase hata madax xanunkani wax uu la xidhidha Barar ku yimda xidida dhiiga ee ku harereysan maskaxada qofka bararkasi wux cadadis saraya neerfaysha madax xanunka maxa kugu kicin kara dadka intooda badan wax ku kicya ama lagu garta dhowar qaba sida farmaajada iyo jokoledka iyo midhaha dhananka sida liinbabeelada iyo canbaha iyo sigaarka qiiqisa iftiinka TV iyo mobileda iyo saqadha matorada iyi urka badan iyo walelwalka iyo niyad jabka
waxa kaloo kiciya dawooyinka qaar o loo yaqano sida kuw huradad ama kuwa ilamaha lagu kala fogeeyo o u uurka loga hortago marka u madax xanunkan dhanjafku ku helo dib ugu laabo waxd ku sug neyad saacdihi ugu dabeye e maalin taas iyo wax yaabihi ad cuntay si ad u ogato wax yabaha kugu kiciya o ad uga fogato
SIDEE LOOGA HORTAGI KARA DHANJAFKA?
wa inad ka fogato wax yabaha kugu kicinya sid inad isticmaasho cofega iyo khamriga iyo sigaarka iska ilaali warwalalka ama niyad jabta iyo inad maskaxada mashquliso ka fogow dawoyinka kicin kara dhanjafka iska ilal so jeedka badan iyo inad iska yareyso safarda badelka cimilodo kiciya awgeed iyo waxad kalo iska ilaalisa inad isticmaasho xanun baabiye iyada o ad bedelkeda sameyn kartojimicsi iyo socod badan
SIDEE LOO DAWEYO DHANJAFKA?
daawoyinka wa mid ku xidhan so noqnoqshada heerka madax xanunku leyhay dadka u xanunka dhanjafku kuso lab labto dhow jeer sandki ba waxa ku filan dawooyinka xanun baabiyasha ee goobaha cafimadka laga gato halka dadka dhanjafkoodu so lab labto bila kasta ama isbuci kastaba ay ubahan yihin iney la xidhidhan dhakhatar si loo siyo dawoyinka dhanjafka
qofku marka uu dareemo calamadaha lagu yaqaano ugu ka horreya xanunka inuu isticmaalo dawad xanun baabiyaha marka u qofku cuntada cuno 30daqiqo waxyabaha looga hor tago dhanjafka isla markana u qatay xanun babiyahy o usan arkin wax isbadala waxa laga doonya in u qofkasi la xidhidhi dhakhatarkiisa hadii u dhanjafku calamadahan kuso raaco waa inad goob cafimad la xidhidh waxa kimda calamdaha sida
madax xanun si badanya marba marka kasi dabeysa
dhanjfka e ku bilowda dada 40 sano jirka ama ka weyn madax xanun dag dag ku bilowda madax xanun ay lasocdan miir beelid aragisa xumada socodka iyo hadalko ku dhiba
MALAGA BOGSADA XANUNKA DHANJAFKA?u
xanuunka dhanjafka iskiis ayu u yaraada marku qofku gaadh 60ama70sano nasiib xumo lkn kama hadho dadka qaar
WIXI FIKIRA WAXDA NOOGUN REEBI KARTA COMMANTS MAHDSANID
1 Comments
guuuleyso zxp
ReplyDelete