Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

WHAT IS THE BACK PAIN ?


WAA MAXAY DHABAR XANUNKA

dhabra xanunku maha cudur wa astaan ay yeeelan karan cudura badan o kale duwan dhabar canunku waxa ay tilmaamaysaa iney dhibaato ka jirto sida seedaha murqaha iyo neerfaha iyo lafaha sameeya laf dhabarka dhabar xanunka sadxe dhinac ayuu ka jiri kara 

qaybta sare ee laf dhabarka ku adka madax sido kale qaybta dhexe e ku adka feedhaha  sidoo kale wuxu ka jiri kara qaybaha hoose e laf dhabarka 

MAXA KEENA AMA SABAB DHABAR XANUNKA 

waxa inta badna keena dhagar xanunka giigsanan ama cadadis kuyimad neerfaha dhabarka wuxuna aad ugu badanyahay dadka qabka khaladan u isticmaala telephonada sidokale dadka sacadaha badan waxa akhiriyo iyo dadka aad ka u isticmala shaashadaha computer iyo Tv

waxa kaloo keena dhabar xanunka dadka ugu seexda birkinta qabka khaldan iyo xanunada qar sida egfashinada

waxa kaloo keeni kara dhawacayada so gadha murqaha iyo see daha iyo neerfaha dhabar xanuunka qaybaha hoose ee laf dhabrka malaha sababo gooniya ee keena balse waxa inta badan keena xanuno iyo cuduro ku dhaca qaybaha hoose laf dhabarka xanunada ama cudurada ku dhaca qaybaha. hose e laf dhabarka way ay badanyihin 

waxa kaloo keena dhabar xanuunka qaybaha hoose e lafa dhabarka cudurda ku dhaca lafa infagshinka burooyinka ama infagshinda ama caabuqa ku dhac kaadi haysta 

sidoo kale dhabar xanunka qaybaha hoose e lafa dhabarka waxa keeni kara wax qabad maal meedka sida in ad si xun ad u foorarsto ama qadidsta alaab culeys badan iyo iney murqihi is galaan sidoo kale wax jiro dhabar xanun yimida xiliga hooyada ay uurka leedahay dhabar xanunkas wax inta badan keena kala bista murqaha hooyadu marka ay ilima qaado ilam galeenka ama minka markuu waynaado wuxu cadadis so saaray muraqahsa way kal baxayn kal bixitas aya keenaya in ay xanusato hooyadu o dhabrka 

sidoo kale dhabarku xanunku xiliyada hooyadu uurka ledahay waxa keena is badalka ku yimda hor moonadasi waxy wax ka badalayan ama jilicnayan kala gowsyada carjowda lafaha miskaha wax aya hooyada usii diyaarinya foosha sidoo kale dhabar xanunka yimaado  xiliyada ay hooyadu uurka leedahay waxa keena miisanka hoouada kuso kordhay sababti aha waxa ay cadadis sarayan neerfaha iyo xidida dhiga ee mara laf dhabta 

SIDEE LOOGA HORTAGI KARA DHABAR XANUNKA

hadii aad isku argtid ama ad ledahay wa inad qatada talooyinkan marka ad kursiga ad ku fadhidh ku haya dhabrkag si siman o an qalooc ku jiran adiga o an soo laabmayn sidoo kale xilga ad dareemaysid dhabar xanunka wa inad dhinac u seexata sido kale inad laguha soo labata marka ad taagantahy o ad is leedahay alab so qada wa inadn go din dhabarkaga wa inad si toosa u fadhisata adiga oo laabaya kaliya jilbaha miskaha kadib si toosa ay alabta u qadaysa adon dhib ka gaa dhin laf dhabarka hadii ad si qaladan ad u foorsatid wax ad dareemi doonta xanun laf dhabarka  

sidoo kale wa in aad miisankaga yareysa mar waliba u culeyskagu badanyahy xanunkagu wuu si badanya wa ina ad ku seexata furasha adag maxa yeeley hadii u furashu jilacsanyhy waxa khaldamay laf dhabrta sidoo kale wa inad jimicsi joogta sameysaa maaalin walba 

SIDEE LOO DAWEEYA DHABAR XANUNKA 

wax ay ku xidhatahy hadaba waxa sababey hadii uu dhabar xanunka joogto noqdo oo ad sameyso qodbadii an so shegnay wa in ad booqata xarumaha caafimadka hadii ay calamadahan kuso raacan wa inad aada xarun cafimad si ad daawo u hesho kadida o ad xamayn waydo iyo kababiyo labada lugooda dhabar xanuuka oo ka sii daraya habeenkii dhabar xanunka hadii ay lajiran ama ay la socto xumad ama qandho siyada.

Nasashada In la nasiyo oo la joojiyo dhaqdhaqaaqyada xun.

Fisioterapi Jimicsiyo iyo daaweyn gaar ah oo lagu hagaajinayo dhaqdhaqaaqa.

Daawooyinka Xanuun Joojinta  Daawooyin sida ibuprofen ama acetaminophen ayaa caawin kara.

Daawooyinka Dhaawaca Haddii xanuunku aad u daran yahay, dhakhtarka ayaa qori kara daawooyin xooggan.

Isbedelka Hab-nololeedka Isbeddelka qaab nololeedka, sida jimicsiga iyo cunto caafimaad leh, ayaa ka caawin kara in la yareeyo xanuunka.

Xanunka dhabarka waa dhibaato caafimaad oo saameyn ku yeelan karta noloshaada maalinlaha ah. Fahamka sababaha iyo calaamadaha xanunka ayaa kaa caawin kara inaad si fiican u maareyso. Haddii aad la kulanto xanuun joogto ah, waxaa muhiim ah in la xiriirto dhakhtar si loo helo talooyin iyo daaweyn sax ah. 

Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah ama faahfaahin, e la xidhidh cafimadka waxad noogu reebi karayata xag hoose mahdsanid


Post a Comment

1 Comments