Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

WHAT IS THE PLANTAR FASCIITIS ?


wax ugu badan ee sababo ama ku dhaco cagaha wa in u caabuq ku dhaco nudayaasha looyaqano PLANTAR FESCIITIS hadaba  waa nudiyashan cad cade ee ku yalo sawirkan nudayashan waxy isku xidhan lafaha ku jiro qaybta horee faraha cagaha iyo laf ugu dabeysa ee cata ayey isku xidhan 

hadaba nudayashas waxy ka qayb qataan dhaqdhaqa cagaha ayey ka qayb qatan hadaba markaga qaar wax dhacdo in niduyaashas uu ku dhaco caabuq ama in uu ku yimido dildilac ad u yar hadaba nudayaashas loo yaqan PLANTAR FECIITIS markuu ku dhaco caabuq inta badan wax la arka ama inta badan xanun laga dareema waybta hoose ee cagata xanunka noocisu waa xanun stapi pin o ah in hal meel laga dareemo xanun aad daran hadaba xanunka inta badan wuxu qofku dareema markuu subixi hurada kasoo kaco ayuu dareema o is.dhahayo soco sidoo kale xanunka qofku wax 

u dareema marku qofku cabaar nasto kadib hadii u isku dayo in u dhaqaqo wax u dareemaya xanun hadab dadka qaba xaldan inta badan lagu arkaa markey sameeyan socod badan ina. xanuunka  yaraado sido kale xanunka wax uu bata marka qofku cabaar istaag sanaado hadan u isku dayo in u socod hadab 

MAXA SABABA IN NUDAYSHAN CABUQ KUYIMADO AMA IN AY NUDAYASHU DILACAN

hadaba cabuqana ama dilaacan ku yimado nudayshan loo yaqaan PLANTAR FECIITIS inta badan wax uu bataa marka uu badto cadadiska saran hadaba nudaysha hadiu lasaro cadadis badan waxa dhacaysa in ay nudaysha kala jiid man markey kala jiiman kadib wax i maan karto in meeshii caabuq yimaado sidoo kale mararka qaar waxaa iman karo in nudayshii dilaac ku yimado ama tirir in u galo ayaa iman karo taasna ugu dabeen waxy ku dhamata in nudayasha ama ungyadas halkaas ku yaala in caabuq ku yimado hadaba 

waxa ugu badan ee sababo in nudayshas caabuq ku dhaco waa in ui bato cadadiska saran nudaysha hadaba nudaysha cadadiska saran marku bato waxa dhacada in u qofku meesha caabuqka noqoto 

hadaba wax yabaha ka qayb qadan kara in ay xaldan timado wax kamida dada  oo inta badan xaladan waxa lagu arkaa dadka dadudu u dhaxayso 40sano ilaa 60sano sidok kale wax yabaha ka qayb qadan kara so if bixida xaladan wax kamida noocyo kamida jimicsiga ama dadka sameya jimicsiga xaladan walgu arki karaa sido kale wax yabaha kaqayb qadankara  xaladan waxa kamida sida ay u sameysantahay cagta o dad qaar wax la arka in ay cagtoodu u nugu shahay 

in ay ku sameysanto ama ama ku yimido xanunkan sido kale waxayah baha ka qayb qadan kara xaladan wax kamida  inu u qofku istcimalo ama qaato kabo dhadher hadan dumarka ay u badan in ay xidhan hadaba kabaha ad u dhadher waxy ka qayn qadan karaan so ifbixdan xaladan o dumarka qata kabab dhadher inta badan wax lagu arkaa cago xanun 

sidoo kale waxah yabah ka qayb qata in cadadis lasoro ama in caabuq ki dhaco nudaysha lo yaqan PLANTAR FACIITIS wax kamida miisanka qofka o aad u badan hadab dadka aadka u burburan wax lagu arkaa xaladan hadana miisnka badan wuxu sababi kara in uu cadadis saaro nudayasha PLANTAT FACIITIS taasna ugu dabe waxy ku dhamata in nudaysha caabuq ku dhaco ama in u dilac ku yimado 

sidoo kale wax yahan ka qayb qata xaldam wax kamida shaqooyinka qar tusaal aha qofku hadii u xamaali yahay ama qofko hadii u ka shaqeeyo shaqooyin laqadayo cuuleys.badan wax dhacayso in lasoro  nudayashasa cadadis 

HADABA SIDE LOOLA TACALA XALDAN MAXA LOO SAMENYA QOFKA QABA XALDAN 

hadaba qofka qaba xaldana marka hore wax wangsan in uu qato dawooyinka lagu yareeyo cabuqa unguyada ama yarreynaha xanunka hadaba wax jira dawoyin ka yareynya qofka caabuqa dawooyinka wax u mihimsan inu istcimaali ku wa xanun babiyaha si u yarado xanunk caabuqan u yarado 

sidok kale wax jira qabab kale o xaladan lagu daweyn karo taaso ah in uu baraf isticmaalo o u meesh xanuneysa ku cadadiyo barafka marka hore wax wangsan in u soqato caag barafa kadib u barafka ku dubdubo maro o u sar sarayo meesha u ka dareemayo xanunka markuu saro kadib wuxu kau haynyaa 10daqiqp15 maalinkiina wuxu sameynya 4mar 

hadaba wax sida ku yaranya cabuqa sido kale wax ku yaraanayadono xanunka laga dareemo cagaha hadab qabka ugu dabeeya e lagula tacalyo waxy noqoneysa wa in u qofku sameeyo wax loo yaqaan maasaj ama in uu duugo sigoo adegsanaya salida qunbaha 

Post a Comment

0 Comments