MAXA KEENA XANUNKA JILBO XANUNKA AMA LOWYDA
xaaladu badan ayaa keeni kara ama xaldo badn ay loo anenya sid dhawacyo ku yimada jilbaha sido kale dhawacyo ku yimda see daha murqaha iyo carjowda k ku harereysan jilbaha waxa kaloo keeni kara ama dhawac yada so gadha jilbaha wax ka dhasha sido kale in uu dhawac gaadho kiishka dareerah u ku jiro wax laga yaba in ay keenan jab ku yimada lafta yar e jilibka ku jirto
sido kale wax keeni karo buurnida ama miisanka qofkoo kordha waxa kaloo keeni kara enfegshinada ku dhaca kala gooysayad jidhka iyoguna way keeni karaan
guud ahan qodobadan an soshegay wa qodobada keena lafo xanunka gar ahaan jilbaha hadii ad ledaha ama ad qabtidi lowya xanun o ay kuu so racan calmadaha an shegi doono wax wansan in ad booqatidi xarumaha cafimadka si baadhitan lagugu sameyo oo lo xaqijiyo wax keeney jilibo xanunka amam ciladu meshay ka jirto
CALAMADAH JILIBO XANUNKA AMA LOWYO XANUNKA
1: jilibo xanunka ay la jiran barar hareraha jilbaha
2:jililbo xanunka ay la jiran harera jilibka danqasho xilayda ad soconeysid
3: hadii ad awoodi wayso in ad lugaha fidiso ama ad soo labtao
4:hadii harerah jilibkagu isbadal gud ku dhaco
5:im ad isku arto xumad ama qadho iyo inuu jilibka harerihisu casan noqodan
hadii ay jilbuhu dhawac ka gaadhan sida xiliyada ad kubada ciyaareyso o ad dhacdo saacado kadib o ay jilibuhu xanun si yada keenan iyo barar wax wangsan in ad la xidhidhid xarumaha caafimdka
jilibo xanunka wax jirar dad u khatar ugu jira ama ugu nugul in jilbuhu ama lowayadu xanunan dad kasa wax kamida dadka buuran ama miisankoodu sareeyo dadkas ad ayey ugu nugulyihin in jilbo xanunku ku yimado ama hadii ay ciladas ku timado siyaada kuyimado xanun ayey dareemya maxa yeeley awood camal awoodii u jilibaha ku qaadi laha aya ka badan culuys siyad ba saran buurnida
aidoo kale waxa unugul jilino xanunka dad murqahodu adkadey sida dadka naafaha dadka nafaha iguna ada ayey ugu nugulyihin ama xanun siyada u qabnya sido kale xirfad leyda ku bada ciyarta sid kubad cagta iyo ciyarah kale iyana ad ayey ugu nugul yihin sido kale dadka qaba ama leh dhawacyada jilibaha ama hore dhawac uso gadhey
SIDEE LOOGA HORTAGI KARA JILIBO XANUNKA
waxa waxngsan in u qofku miisanka jidhkisa u mar walba la socodo o u cabiro BIM wax loo bahanyahy in u qofku miska jidhkiisa lasocodo wa muhim hadii atahy qof buran ama miisa kagu sareyo wax wangsan in qofka culeyska jidhka iska dhimo ama iska yareeyo misma jidhkisa sababto ah jilibuhu ma xamil karan culeys siyaada ugu daben wax ad dareemi doon ta xanunkas
sido kale wa in u qofku jimicsi joogta sameeya o u qay kamida dhayli lifekisa kadhiga sid ruc leytay iyo ordka ad ayey ku caawineysa sido kale hadii ad kamid tahy bahada sprotiga wax wangsan inta adan kubada ciyaarin kahor wa imad trendhin si qadata hadana hadii ad ledaha jilibo xanunka si ad xanunka u yareeyso wa in ad qata talooyinka
qofka wa inu qata nasiino xiliyada u xanunayo jilibuhu sido kale baraf ama shay diiran kubayda ay biyo diran kuso shubayasa ay waxd sareysaa hareraha xanunku ka jiro si xanunkii u yaraado
sido kale hadii xanunkad jilibaha ka haysid ama adareemeysid sido kale wax lo bahanya inad ku xidhid fashad ama ad cadadis sartid hadii ay barar la jiran yan wax wangsan inu ad kor uso qadidi lugahaga ama ad meel sartid si bararkii kaga yarado
hadii ad inta sameysid o ad wax i badala arki wayeso o u xanunkani jiro wax wangasan inad buuqatid xarumaha cafimadka si loo hubiyo ama loo ogaado wax keney jilbo xanunka waxay ku xidhantahy waxaybaha sabab baadhitano kadib DR ay ku qoridona dawo ka biisa xanunka jilibaha
0 Comments